Qosol iyo qaraaxo sheeko ku saabsan juxa
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa juxa soo fuulay mimbarkii misaajidka markaa suu dadki ku yiri ma garanaysaan waxa aan idiin sheegirabo markaasay yiraahdeen maya markaasuu yidhi hadii iina garanayn maxaan idinkaga sheegayaa Hadana maalinkìi labaad ayuu.soo laabtay wuxuuna yidhi waxa aan idiin sheegi rabo magaranaysaan markaasay yidhaahdeen Haa markaasuu yidhi hadaad garanaysaan maxaan idinkaga sheegayaa hadana maalinki sadaxaad ayuu soo laabtay markaasay dadki u tashadeen oo waxay dhaheen qaarkeen ha yidhaahdaan hàa qaarkeena maya intaa kadib waxaa yimid juxa wuxuuna yidhi waxa aan idiin sheegi rabo magaranaysaan markaasay badhkood yiraahdeen Haa badhkoodna maya markaa suu yidhi kuwiina garanaya kuwa kale ha usheegaan

Tani waa sheeko wax badan aynu ka baran karno sida bulshada marwalba haday ku qabsato la isaga maarayn karo
Post a Comment